Ardey baratay Culuumta Shareecada Islaamka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Muqdisho.

0
105

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 90 arday oo dhameeysatay Culuumta Shareecada Islaamka islamarkaana ka aflaxday
Machadka Sunna ayaa munaasabad qalin-Jabin loogu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Munaasabad ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Machadka, Culimo, Waalidiin,macalimiin ,Dhalinyaro Arday, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.