Sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo kalluunka Suuqayada Kismaayo.

0
150

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Suuqa weyn ee lagu iibiyo kalluunka ee magaalada Kismaayo ayaa laga dareemayaa sare u kac dhinaca qiimaha lagu kala iibsanayo kalluunka.

Sare ukaca kaluunka ayaa waxaa sababay dabeeylo xoogan oo bada kadhacaya iyadoo dabeylaha ay sababeen kaluunyari baahsan.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.