Tababar ku saabsan Xakameeynta HIV-AIDS ka oo lagu qabtay Togdheer.

0
73

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Komishanka Xakameynta Xanuunka HIV-AIDSka ee Somaliland ayaa Tababar ku saabsan fahanka iyo xakameynta xanuunkaasi u qabtay qaar ka mid ah dhalinyarada gobolka Togdheer.

Waxaa kasoo qayb galay furitaanka tababarka madax katirsan Komishanka Xakamaynta HIV-ADISka, iyo qaar ka mid ah dhalinyarada gobolka Togdheer.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.