Bulshada kismaayo oo lagu amray ineey dhulalkooda sharciyeestaan

0
70

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa bulshada magaalada Kismaayo ku amray in ay dhulalkooda ku sharciyeystaan muddo 60 cisho ah isagoo ka hadalayay daahfurka naqshadeynta dhulalka ee magaalada kismaayo

Ujeedka nashqadeynta magaalada Kismaayo iyo sharciyeeynta dhulka ayaa looga gol leeyahay in la hormariyo bilicda magaalada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud