Garoon lagu ciyaaro Basketball ka oo laga dhagax dhigay Hargeysa

0
145

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Dhallinayarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Ducaalle Qanbe ayaa ka dhagax dhigay xaafada jig-jiga yar ee hargeysa Garoonka Basketbollka

madasha dhagax dhiga waxa goob joog ahaa mas’uuliyiin katirsan maamulka Somaliland bahda isbortiga iyo marti sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi