Dhismaha Masjidka Daarul Iiman ee Magaalada muqdisho oo Heer gabogabo maraya.

0
116

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Masjidka Daarul Iimaan ee magaalada Muqdisho oo dhawaan la bilaabay dhismihiisa ayaa marya heer gaba-gaba ah waxaana dhismahiisa bilaabay dad muxsiniin ah oo kala joogo dalka iyo dibadiisa.

Masjidkan oo ka kooban qeybo badan ayaa u bahan in la dhameystiro maadama qarashkii lagu dhisi lahaa uu go-ay

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.