Shir loogu hadlayay Hormarinta Waxbarashada oo laga daah furay Magaalada Hargeysa.

0
84

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye ayaa magaalagada Hargeysa ka daahfuray shir-weynaha wada tashiga horumarinta waxbarashada ee GPE.

waxa ka soo qeyb galay furitaanka shirka qeybaha kala duwan ee wasaarada waxbarashada qaar kamid ah golayaasha deegaanka maamulka somaliland iyo gudoomiyaasha gobolada kala duwan ee dhinaca waxbarashada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.