Hooyo la xanuunsan cudurka Kanasarka oo ku nool Muqdisho oo codsatay in lasoo caawiyo.

0
135

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Sahro Cabdi oo kunool magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka ayaa waxaa ay laxanuunsantahay muddo halsan ah cudurka kansark kaasoo ka haleelay naas.

Waa Hooyo dhashay saddex caruur ah islamarkana ma awoodo qarashkii ay kutagi laheed dhaqtarka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiya Maxamad Maxamuud