Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa lagu daahfurey mashruuca nidaamka Sugnaanta Cuntada Soomaaliya oo iska kaashanayaan wasaaradaha xanaanada Xoolaha iyo Beeraha ee dowlada federaalka Soomaaliya.
Furitaanka Nashruucaan ayaa waxa ka soo qeyb galay wasiirada wasaaradaha saamiga ku leh mashruuca, xilhibaano iyo qaar kamida agaasimayaasha wasaaradaha.
Warbixintan waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.