Wado cusub oo laga dhagax Degmada Luuq.

0
62

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Howlaha Guud, Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Gedo maamulka degmada Luuq iyo masuuliyiin kale ayaa dhagax dhigay dhismaha Waddo muhiim u ah bulshada degmada.

Wadadan ayaa waxaa iska kaashaanaya Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland iyo Bangiga Adduunka

Warbixintam waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.