Haween ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya iibinta dharka huudheyda .

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladwayne ee Xarunta gobalka Hiiraan waxaa ku nool Haween badan oo noloshooda ka maareeya iibinta dharka Hudheyda iyagoo ku ganacsada hareeraha wadooyinka Magaalada.

Dharkaan ayaa wax laga keenaan magaalada muqdisho iyo dalka dibadiis iyagòo lacago yar kahela.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.