Wadooyin laga hirgeliyay magaalada Ceerigaabo oo xariga laga jaray.

0
187

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku Xigeenka magaalada Ceerigaabo Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed iyo xubno ka tirsan Dowladda Hoose ayaa si wada jir ah xariga uga ka jaray wadooyin cusub oo laga hirgeliyay Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.

Xarig jarka wadooyinkan laga hirgeliyay Magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka socda Dawladda Hoose Ceerigaabo ,masuuliyiin ka tirsan gobolka Sanaag iyo maamulka magaalada Ceerigaabo.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.