Dhismaha wadooyiinka ka socda degmada Dhoobley oo maraya heer gaba gabo ah.

0
202

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhismaha wado laami ah oo la hirgalinayo degmada Dhoobley  ayaa maraya  Heer gabogabo ah.

Dhismaha wadadaan laamiga ah ayaa waxa iska kaashanaya dhismaheeda maamulka Degmada Dhoobley,Gudiga Dhismaha Dhoobley, iyo Bulshada degmada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.