Tababar ku saabsan habka bukaanka loo duro oo lagu qabtay Baladweyne

0
104

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay tababar ay soo qaban qabiyeen maamulka iyo aradayda iskuulka Al-imaan ee magalada Baladweyne.

Tababarkan oo lagu barnayay sida dadka loo duro ayaa waxaa loo qabtay ardayda wax ka barato iskuulka Al-iimaan oo ku yaallo xaafadda Buundaweyn ee magalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawa Aadan Xuseen