Shirk ku saabsan maamul daadajinta oo lagu qabtay Magaalad Burco

0
183

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha gudaha somaliland ayaa magaaladda Burco kusoo gabo-gabaysay shirka maamul daadajinta oo mudo laba maalin ah kasocday magaaladaasi

shirka ayaa waxa soo qaban qaabiyey wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa waxa looga hadlaayey horumarinta adeegyada bulshada sida caafimaadka waxbarashada biyaha deegaanka iyo qoyska

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.