Dhismaha Isbitaalka magaalada Farlibaax oo xariga laga jaray

0
204

Baladwayne (Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Magaalada Far-libaax ee gobolka Hiiraan oo ay wehliyaan xubno kamid ah maamulka magaaladaasi ayaa si wadajir ah xariga ugu jaray Isbitaalka guud ee Far-libaax

Xarig jarka isbitaalka ayaa Waxa ka soo qeyb galay bulshada degmada Far libaax ,  odayaasha dhaqanka  , dhallinyo,  Haween iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.