Barnaamij lagu hormarinayo waxbarashada Somaliland oo laga daah furay Burco.

0
160

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ayaa waxa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Waxbarashada Heerka Labaad ee Machadka Shaqaalaha Xaruntiisa Gobolada Bari ee maamulka somaliland.

Waxaa kasoo qeyb galay munaasabada daahfurka Waxbarashada Heerka Labaad Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada somaliland  , Agaasimaha guud Machadka Shaqaalaha somaliland,  aqoonyahano ,  iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.