Deeq raashiin ah oo Qoysas danyar ah loogu qeybiyay degmada Luuq

0
122

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa deeq raaashin oo ka timid Hay’adda Boqor salmaan ee Dalka Sucuudi Carabiya u qaybisay inkbadan 500 oo Qoys kuwaaas oo ku nool degmadaasi.

Deeqdaan oo isugu jirtay qaybaha kala duwan ee raashiinka sida Bariis Bur saliid sokor iyo timir kuwaas oo loogu talo galay in ay ka faaidaystaan dadka danyarta iyo agoonta.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.