Dhallinyaro fursado shaqo ka helay maqaayad ku taalla Baladweyne

0
120

Baladwayne ( Radio Beerlula )- In ka badan 8 dhallinyaro ah oo isku jira wiilal iyo gabdho ayaa fursado shaqo ka helay maqaayadda Baar Cariisha oo ka mid ah maqaayadaha dhawaan laga hirgeliyay magaalada Baladweyne.

Maqaayadahan ayaa kaalin ka qaatay horumarka iyo shaqo abuurka dhallinyarada magaalada Baladweyne.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.