Tababar ku saabsan qataraha musiibooyinka oo lagu qabtay Ber-bera

0
134

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Ber-Bera ayaa lagu qabtay tababar kusaabsan qataraha Masiibooyinka dabiiciga oo loo qabtay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradda Shaqo gelinta Somaliland iyo isuduwayaasha laamaha ee gobolka Saaxil.

waxa kasoo qeyb galay furitaanka tababarka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqo gelinta Somaliland Axmed Xassan Ow-Aadan ma’uuliyiin katirsan wasaarada shaqa galinta Somaliland shaqaalaha wasaaradda Shaqo gelinta iyo isuduwayaasha laamaha ee gobolka Saaxil.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.