Kulan looga hadlayay sidii dhallinyarada loogu sameyn lahaa shaqa abuur oo lagu qabtay Kismaayo

0
116

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay Bandhiga Shaqooyinka ee Mashruuca Dalbile oo ku sabsan habka ay dhalinyarada u sameysan lahaayen hal abuuro Ganacsi oo ay ku shaqesan karaan.

Mashrucaan ayaa waxaa maalgalisay Hayada (UNFPA), ayadoo ay fulineyso hay’dda Irise waaxda Dal-Bile.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.