Ajax Oo Albaabka Ka Xidhatay Liverpool

0
73

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kooxda Arsenal ayaa Albaabka ka xidhatay Kooxda Liverpool iyaga oo heshiis cusub ka saxiixday daafaca Jorrel Hato kaas oo lala xidhiidhinayay Liverpool.

Xiddiga 17 jirka ah ayaa kooxda Ajax kula jiray heshiis ilaa June 2025 iyada oo kooxdu doonaysay in ay heshiis cusub ka saxiixatay xiddiga

Xiddiga ayaa ka ciyaaray akademiyada Ajax waxana uu haatan qalinka ku duugay heshiis cusub oo 3 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda.

Klopp ayaa xiddiga da’yarka ah u doonayay badalka mustaqbalka fog ee Virgil Van Dijk kaas oo galaya sanadihii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa Liverpool.