kulanka wadatashiga ansixinta Waxbarashada aas-aasiga oo laga furay Muqdisho

0
67

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay kulanka wadatashiga iyo ansixinta daadajinta Waxbarashada aas-aasiga ee Heerkiisa labaad.

Daahfurka kulanka ayaa waxa kaso qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda waxbarashadda, maamulka waxbarashada  gobalka Banaadir,Aqoonyahano iyo qaybaha kale bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.