Inkabadan 20 arday oo deeq waxbarasho oo bilaash ah ka helay iskuulka Blue Light ee Baladweyne

0
146

Baladwayne (Radio Beerlula )-In ka badan 20 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay iskuulka blue light academy oo ku yaallo xaafada xaawo tago ee magalada Baladweyne

Ardayda ka helay fursadaha waxbarsho ee iskuulka blue light academy ayaa ahay kuwa aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada

Warbixintaan waxa soojeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.