Imtixan loo galayo jagooyin kaaliyaal ah oo ka furmay Muqdisho

0
141

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka Badan 1,700 oo ruux ayaa magaalada muqdisho uga furmay Imtixaan loo galayay shaqooyin kaaliyeyaal ah oo ay soo bandhigeen xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Maxkamadaha.

waxaana furitaanka imtixaanka ka qeyb galay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed iyo mas’uuliyiin katirsan garsorka dalka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.