Arday dhameysatay dugsiga dhexe oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
109

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Beladweyne ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 10 Arday oo dhameysatay fasalka 8 ee iskuulka Hilaal ee Magalada Baladweyne.

Waxaa ka qeyb galay munaasabada maamulka Iskuulka ,  Bahda waxbarashada ,  Waalidiin ,  Dhaqatiir iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawi Luul Aadan Xuseen.