Maamulka Hirshabelle oo wada dadaallo lagu hishiisiinayo beelo ku dagaalamay Shabeellaha dhexe

0
71

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe iyo Kan degmada Jowhar ayaa kulan dib u hishiis ah laqaatay Odayaasha,Dhallinyarada, Waxgaradka iyo Haweenka beelo dhawaan ku dagaalamay tuulooyinka Baaro-weyne iyo mareerey oo kamid Gobolka Shabeellaha hoose.

Kulankan ayaa looga hadlay sidii loo dhameystiri lahaa wada hadal maalmihii laso dhaafay ka socday magaalada Jowhar si meesha looga saaro tabashooyinka labada beel.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.