Wacyigelin ku saabsan ka hortaga Maandooriyaha oo laga bilaabay Baladweyne

0
89

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa bilaabay in ay dhallinyarada kale ka wacyigeliyaan isticmaalka Maandooriyaha iyo dhibaatada ay kala kulmi karaan.

Dhallinyaradan ayaa waxa ay kulumo la yeeshan dhallinyarada iyaga oo taga goobaha Waxbarashada, Ciyaaraha iyo goobaha ay dhallinyarada ay isuga yimaadaan.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.