Arday ka baxday Jaamacadda Zamzam oo munaasabad loogu qabtay Jowhar

0
67

Baladwayne (Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhammeysatay waxbarashad heerka koowaad ee Jaamacadda ZamZam kuwaasi oo bartay Cilmiga Beeraha ee ay bixiso jaamacada.

Munaasabada ayaa waxa ka qayb galay maamulka Jaamacada , Xubno katirsan labada gole ee maamulka Hirshabeele , Waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.