Ardey baratay qur’aanka kariimka iyo shireecada islaamka oo munaasabad loogu qabtay Burco.

0
71

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 100 arday oo dhameeysatay qur’aanka kariimka iyo Culuumta Shareecada Islaamka islamarkaana ka aflaxday Mu’asasadda Al-Imaamu Shaadhibi ayaa munaasabad qalin-Jabin loogu qabtay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.

Munaasabad ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Machadka, Culimo, Waalidiin,Macalimiin ,Dhallinyaro , Arday, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixntaan waxa soojeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.