Dadkii ku hanti beelay dabkii ka kacay deegaanka Milxo oo codsaday in la caawiyo.

0
106

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dad u badan danyar iyo qaybaha kale ee Bulshada oo ku hanti beelay dab kii dhawaan ka kacay Deegaanka Milxo ee Gobalka Sanaag ayaa codsaday in gurmad kala duwan lala soo gaaro.

Dadkaan ayaa dabka ka kacay dhawaan deegaanka Milxo ee Gobolka Sanaag ku wayay hantidii ay lahayeen islamarkana ka mareyn jireen nolol maalmeedka qoysaskooda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.