Gabdho ku nool Baladweyne oo u istaagay inay gabdhaha kale ku baraarujiyaan waxbarashadda.

0
69

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guurka iyo duruufaha dhanka dhaqaale ee heysata qoysaska Soomaaliyeed ayaa inta badan gabdhaha ku kalifay inay ka haran waxbarashadda taasoo hoos u dhigta musqabalkii ay hiigsanayeen.

Basle waxaa jira gabdho badan oo ku dhiiraday inay wax bartan iyagoo gabdhaha kale ku booriya inay ku dadaalan sidii ay uga gudbi lahayeen duruufaha heysata.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.