Adeegyo Caafimaad oo bilaash ah oo loo sameeyay dadka ku nool Deegaanka Daarusalaam

0
164

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ardayda Caafimaadka ka barta Mac’hadka Culuumta Caafimaadka Hargeisa iyo dhaqaatiirta wax kadhiga Mac’hadka ayaa adeegyo Caafimaad oo Bilaash ah usameeyey dadka kunool Deegaanka Daarasalaam Ee Gobolka Maroodijeex

Adeegyadaan Caafimaad ee kasameeysay Mac’hadka Culuumta Caafimaadka Hargeisa ayaa waxa kafaa’ideystay dadka deegaanka oo iskugu jira waayeel Caruur iyo Haween.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.