In ka badan 80 ardey oo ka qalin jabisay machadka Ilays ee Magaalada Kismaayo.

0
174

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo   ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayen in kabadan 80 arday oo baratay luuqadaha Carabiga iyo ingiriiska islamarkaana ka aflaxday Machadka luuqadaha ee Ilays.

waxa ka qayb galay Munaasabada maamulka  machadka Ilays,   Bahda waxbarashada , waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.