Arday baratay Quran kariimka oo munaasabad loogu qabtay magaalada Tog-wajaale

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Tog-Wajaale ee maamulka Soomaliland ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameeysatay Xifdinta Qur’aana kariimka  islamarkaana ka aflaxday Machadka Xifdinta qur’aanka kariimka iyo Culuumta Shareecada islaamka ee Abiibakar Al-Sidiiq.

Waxa kasoo qayb galay munaasbada  Maamulka Machadka, Culimo ,Waliidin, Bahda waxbarashada, Macalimiin,Dhallinyaro,Ardayda munaasabada loo qaybtay iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaaa so jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi