Liverpool Vs West Ham: Reds

0
101

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kooxda Liverpool ayaa marti galinaysa kooxda West Ham kulan ka tirsan premier League todobaadkii 6-aad ee horyaalka premier League.

Kulanka ayaa ka dhici doona Anfield waxana ay Reds doonaysaa in ay guul ka gaadho Kulanka.

Dhinaca kale West Ham oo si fiican ku bilaabatay xilli ciyaareedka ayaa doonaysa in ay sii wado guulaha.

Kulanka: Liverpool Vs West Ham

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 4:00

Garoonka: Anfield