Shir looga hadlayey sharciyada la xiriira haweenka iyo amniga oo lagu qabtay Baydhabo.

0
63

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Haweenka maamulka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka daahfurtay shir looga hadlayey sharciyada la xiriira Haweenka iyo Amniga.

Waxaa goobjoog ahaa shirka mas’uuliyiin katirsan wasaaradda Haweenka qaar kamid ah shaqaalaha wasaradaha maamulka KGS iyo mas’uuliyiin katirsan bahda karsoorka maamulka KGS

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.