Olole Nadaafadeed oo laga sameeyey Xeebta Calanley ee magaalada Kismaayo.

0
164

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ololahan nadaafadeed oo ay iska kaashadeen Shacabka xaafadda Calanley iyo Dowlada Hoose ee Magaalada Kismaayo ayaa laga sameeyey Xeebta Calanley iyo qeybo kamid ah wadooyiinka magaaladaasi.

Waxaa ka qeybgalay ololahaan nadaafadeed Gudoomiyaha Xaafadda Calanleey , Dhallinyaro, Haween iyo qaybaha kale ee bulshada Xaafadaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.