Hooyo gabdheeda ay ku xanuusan tahay magaalada Hargeysa oo codsatay in la caawiyo.

0
105

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Aalo Cali Axmad waa hooyo ku nool magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxaa ka xanuunsan gabar oo ay dhashay taasi oo laga hayo dhabarka.

Gabadhan yar ee xanuunsan ayaa la geeyay isbitaalo badan oo ku yaalla magaalada Hargeysa waxaana qoyskeeda loo sheegay ineey u baahanyihiin qarash lagu daweeyo ama dalka dibadiisa loo qaado

Warbixintan waxa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.