Tababar ku saabsan Horumarinta caafimaadka oo lagu qabtay Baladweyne

0
53

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay tababarkan oo ku saabsan hormarinta caafimaadka iyadoo ay ka qeybgaleen qaar kamid ah ardadya caafimaadka ka barato xarumaha waxbarasho ee ku yaallla magaalada.

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qabiyay maamulka iskuulka Ileys ee magaalada Baladweyne waxaana u jedkiisa uu ahaa sidii loo hormari lahaa aqoonta ardadya.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.