Kulan looga hadlayay arimaha dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho

0
89

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay Kulan dadweyne oo kusaabsan dib u eegista Dastuurka.

Waxaana kasoo qeyb galay kulanka mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka XFS ,  xubno kasocday gudiga madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka ,  Wasiiro katirsan maamul goboleedyada dalka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.