Wariyaal tababar looga furay Hargeysa

0
39

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Inabadan 30 Suxufiyiin ah ayaa tababar ku saabsan habka gudbin Xogaha Iyo qoraalada loogu daahfuray magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Soomalinad.

Munaasabad daah furka tababarka ayaa waxa kaso qayb magalay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaliland, Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta Soomaliland, madax ka socotaya Warbaahinada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.