Barnaamijka waayaha nolosha ee Radio Beerlula

0
54

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka waayaha nolosha ee Radio Beerlula Todobaadkan waxaa marti ku ah Alkaaf Abuukar Gaatamoow oo kamid ah Odayaasha magaalada Baladwayne Waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.