Kulan looga hadlayay wadaniyadda oo lagu qabtay Hargeysa

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee maamulka Soomalind ayaa lagu qabtay Kulan looga hadlaayay Wadaniyadda iyo sidii dhalinyarada looga wacyigalin lahaa qabyaaladda waxaana kulanka soo qaban qaabiyay qaar kamid ah dhalinyarada Magaalada Hargeysa.

munaasabadda waxaa ka qayb galay wasiiro katirsan maamulka soomalind odyaasha dhaqanka dhalinyaro Haween iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud