Tartan kubadda cagta ah oo laga Daahfuray gobolka daad-mareer

0
56

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha Gobolka Daad-mareer ayaa Tartan Kubadda Cagta ah u furtay qaar ka mid ah kooxaha Ciyaartoyga ah ee ka dhisan xaafadaha magaalada Ood-weyne

Ujeedka tartankan loo qabtay ayaa ah is dhaxgalka bulshada iyadoo ah ka qeybgalayaan 6 naadi oo ciyaarta kunadda cagta

Warbixintaan waxa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen