Tababar ku saabsan sharciga dhulka Oo laga daahfuray Magaalada Baydhabo.

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Howlaha Guud dib udhiska iyo guryaynta maamulka KGS ayaa Magaalada Baydhabo ka daahfuray tababar ku saabsan sharciga dhulka.

Daahfurka tababarka waxaa ka qeybgalay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlaha Guud dib u dhiska iyo guryaynta ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,Xubno Ka socday Wasaaradda Cadalada maamulka KGS iyo Hay’addaha kale ee ka shaqeey Arrimaha dhulaalka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey