Arday dhameysay Jaamacadda Jobkey oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
61

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo ay ku qalinjibinayeen 908 ardaydan oo dhameeyay barashada kuliyadaha kala duwan ee lagu dhigo jaamacadda Jobkeey

Waxaa ka qeybgalay munaasabadda waalidiin,Xubno kamid ah dowlada,madax kamid ah maaulka jaamacadda iyo marti sharaf kale

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim