Qeybinta manhajka fasalka 12 aad oo laga bilaabay Baydhabo

0
51

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo Ka bilowdey qaybtinta man hajka Fasalka 12aad ee Dugsiga Sare waxaana manhajkan maanta la gaarsiyey Iskuulo dhowr ah oo kuyaaalo magaalada Baydhabo.

Ardayada lagaarsiiyay buugaagta manhajka ee fasalka 12aad ayaa baahi weyne uqabay.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud