Kulan looga hadlayay xeerka caruurta oo laga daahfuray Hargeysa

0
85

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda shaqo-galinta arrimaha bulshada iyo qoyska maamulka Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ka daah furtay kulan looga hadlayo xeerka Caruurta Somaliland.

Kulankan ayaa looga tashanaya xeerka caruurta kaasoo ay soo ansixiyaan golaha wasiirada iyo wakiilada baarlamanka Somaliland.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.