Imtixaan laga qaaday Arday barato cilmiga oo lagu soo gaba-gabeeyay Afgooye

0
81

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Masjidka Qudus ee magaalada Afgooye ayaa lagu soo gaba gabeeyay imtixaan laga qaaday arday dhameysay kutaabo Cilmi ah yo xifdinta Qur,aanka kariimka.

Ardayda imtixaanka laga qaaday ayaa wax ku baranayay madrasada Imaamul daarami oo ku dhax taalla dhismaha masjidka iyadoo ujeedka imtixaankan uu yahay in sara loo qaado waxbarashadooda.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.